WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland iyo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda. Sii akhri
Allah ha u naxariistee Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar oo ka tirsanaa kooxda Fanaaniinta Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa shalay ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada…
Brussels — Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka ee gollayaasha…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhaqaalo ku bixinayso in ay burburiso deganaashaha gobolka. Sii akhri
Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka tamarta ee badda…
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qodobadii la isku mari waayey ee Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo shalay Muqdisho lagu soo…
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, oo maalmihii…
Gaarisa — Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelo dhawaan ku dagaallamay degmada Tana River oo…
Toornto — Maamulka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ku dhawaad 2 milyan oo dollar u qoondeeyay ururrada ay maamulaan dadka madowga ah, oo kuwa Soomaalida…










