Guddiga doorashada ee Somaliland oo saqdii dhexe ee xalay war kasoo saaray doorashadii Arbacadii ka dhacday guud ahaan gobollada Somaliland ayaa sheegay inay socoto tirinta…
Muqdisho — Hay'adda samafalka maxalliga ah ee Hormuud Salam Foundation ayaa sheegtay in ay dhawaan ku deeqday dhul lagu deegaameyn doono dad ku barakacay gudaha Soomaaliya.…
Kismaayo — Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmaya bandhigga buug uu qoray, Cabdulqadir Shire Farax oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed. Buugga oo uu qoraaga ugu…
Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan ee Madaxtooyada Iyo…
In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxtinimada ee Somaliland. Sii akhri
In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee doorashada madaxtinimada ee Somaliland. Sii akhri
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidankeeda ay gacanta ku soo dhigeen labo eedeysane oo loo haysto in ay…
Hargeysa — Dadka ku nool deegaannada maamulka Somaliland ayaa Arbacadi shalay ka codkooda ka dhiibtay doorasho taariikhi aheyd, oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxweynaha. Guddoomiyaha guddiga…
Shir dhowaan ka dhacay dalka UK ayaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay dhowrista xogta qarsoon ee muwaadinka, ayada oo shirkaas ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan…
Hargeysa — Maalmihi lasoo dhaafay waxay VOA-da idiin soo gudbiyay, wareysiyo ay la yeelatay laba ka mid ah saddexda murashax ee ku tartami doonta, doorashada madaxtinimada…










