Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud, wuxuuna ka hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin doorka…
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga soo horjeestay sharciga ay ansixiyeen labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ee doorashooyinka tooska ah. Sii akhri
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya. Sii akhri
Allah ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo, oo sidoo kale xilal ka soo qabtay…
Tirinta codadka doorashadii Arbacadii ka dhacday Somaliland ayaa weli socota, iyadoo dadweynuhu ay u dhag taagayaan natiijada rasmiga ah ee laga sugayo Guddida Doorashooyinka. Warbixin…
Ururrada Soomaalida ee ka dhisan magaalada Niagara Fallas ee gobolkan Ontario ee dalka Canada oo xuduud la leh magaalada Buffalo ee gobolka New York ee…
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey tirinta codadka doorashadii shalay ka dhacday Somaliland. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay culeysada bulsho iyo sharci ee ka dhasha gabdhaha da'da yar ee loo guuriyo maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi…
Allah ha u naxariistee, waxaa xalay fiidkii magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magac dheeraa Siilaanyo. Axmed Siilaanyo…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda la xiriirta doorashada qof iyo cod ee ka taagan Soomaaliya, taasi oo aad la isugu khilaafsan…










