Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay culeysada bulsho iyo sharci ee ka dhasha gabdhaha da'da yar ee loo guuriyo maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo dhawaan la soo taagey maxkamadda milatariga ee dowlada Soomaaliya.

Bandhigga VOA: Gabdhaha da'da yar ee loo guuriyo maleeshiyada Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori
Comments are closed.