Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf. Sii…
Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.…
Wanlaweyn — Ugu yaraan saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay lagu dilay qarax Axaddii shalay ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Warbixintan waxaa…
Allah ha u naxariistee, waxaa maanta lagu wadaa in qabuuraha Baqiic ee magaalada Hargeysa lagu aaso, madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Sii…
Hargeysa — Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka dhacday Somaliland. ‘ Fiqi ayaa sheegay…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku saabsan fannaankii…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo VOA-da la soo xiriiray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada aqal ee baarlamanka…










