Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay in khilaafka ka dhex oogan dowladda iyo Jubaland uu isu bedello gacan ka…
Waxaa gobolka Jubada Hoose laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo dhaq-dhaqaaqyo militari. Sii akhri
Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga daah-furay ololaha 16-ka maalin ee ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka. Sii akhri
Jabuuti — Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti, waxaa saakay oo Axad ah ka furmay Shirka Sanadlaha ee ee Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Shirkaan oo…
Hargeysa — Allah ha u naxariistee, waxaa xalay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday, wariyihii hore ee Laanta Af-Soomaaliga ee BBC, Cabdirasaq Xaaji Maxamed Siraad.…
Xilli Deegaanada Jubaland ay ka billawdeen doorashooyin gaar ah oo uu qabsanayo maamulka Jubaland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ay soo jeedinayaan siyaasiyiinta ka…
Muqdisho — Illaa 22 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay markii dooni ay la socdeen kula degtay xeebaha waqooyi-galbeed ee jasiiradda Madagascar, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta…
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo ka hadlaya heerka xaaladda waxbarasho ee Soomaaliya. Sii akhri
Muqdisho — Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho ka socday doodo ku saabsan golaha warbaahinta qaranka oo dhowaan la aasasay. Doodda ugu weyn ayaa ah in golahan ay…
Labada Aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka xisbiyada iyo doorashooyinka dalka, kaasi oo ay usoo gudbiyeen golaha wasiirada. Sii akhri










