Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan Muqdisho kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalal kala duwan ayaa u soo bandhigay maalgashiga hindasha…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey. Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay tagay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Sii…
Israa'iil ayaa sii waday duqeymaha ay ku hayso Marinka Qaza Khamiistii shaley iyada oo dhexdhexaadiyayaal Maraykan ah iyo Carabtu ay ka shaqaynayeen sidii heshiis xabbad-joojin…
Soomaaliya oo ka soo kabaneysa burburkii iyo colaadihii ragaadiyay ayaa haatan cagta saartay dariiq dib u dhis iyo rajo cusub oo dhinaca maal gashiga iyo…
Burcad badeed bishii hore ku afduubtay markab kalluumeysi, oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaale xeebaha waqooyi bari ee Soomaaliya, ayaa…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan ku saabsan yahay xukummadii uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa horey u qorsheysay in ciidamada Ethiopia aysan ka mid noqon howlgalka AUSSOM, balse ka dib heshiiskii Ankara waxay Ethiopia waddaa dadaal ay…
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la soo magacaabo, dadkan…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan ku wareysanay Dr Khadiija Cali Maxamuud, oo ah madaxa mashruuca diiwaan-gelinta dadweynaha Puntland, kaasi oo hadda socda muddo ka badan…









