Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho aan ka bixin diyaaridihii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland, ka dib dood ka dhalatay…
Itoobiya ayaa beenisay eedeyn uga timid Soomaaliya oo aheyd in ciidamadeeda ay shalay weerareen fariismo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo.…
Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in Puntland ay lacag…
Qabow daran ayaa laga soo sheegayaa in maalmahan uu ka jiro magaalada Boosaaso iyo deegaannada ku teedsan xeebaha Badda Cas ee gobolka Bari. Sii akhri
WASHINGTON — Soomaaliya waxay wajaheysaa caqabad weyn oo ku aaddan ka faa’ideysiga iftiinka qorraxda badan ee ay leedahay ama tamarta la cusboonaysiin karo, taasoo muhiim u…
DHADHAB— Dab xoog leh oo Isniintii ka kacay suuqa Xerada Qaxootiga Xagardheer ee dalka Kenya, ayaa la xaqiijiyay in uu baabi’iyay qeybo ka mid ah…
Afgooye — Waxaa Isniintii shalay magaalada Afgooye ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Jeylaani Khaliif oo ahaa Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Horseed iyo Xulka…
Washington — Milatariga Mareykanka ayaa bishii September dhammeystiray ka bixitaankiisa dalka Niger , halkaasi oo uu Mareykanku ku lahaa laba saldhig oo xulufadiisa uu ka caawinayay…
MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah. Hadalkaan ayaa laga sheegay kulan…
MUQDISHO— Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ayaa u soo gudbay wareega Semi-finalka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha, oo ay difaacanayaan. Haddaba, Soomaaliya mar…










