Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Cabdinuur…
Washington, DC — Barnaamijka Caweyska Washington ee caawa waxaan dib ugu milicsaneynaa Taariikhda faneed ee Allaha u naxariistii fanaanaddii fanka banaadiriga ku caanka ahayd ee…
Waxaa walaac xooggan laga muujinaya dagaallada u dhaxeeya beelaha iyo dilalka ay gaysanayaan maleesho beeleedyada oo hadda ka dhacaya qeybo ka mid ah Soomaaliya. Wasiirka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; dhallinyarada iyo doorka ay ku leeyihiin horumarka bulshada. Sii akhri
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay dalbadaan kooxahaasi wax…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa Khamiistii guul weyn ku tilmaantay dib ugu biiristi Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo 54 sano ah kaddib. Madaxweynaha…
Muqdisho — Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Khamiisti shalay soo saartay, waaran lagu soo xirayo 14 eedeysano oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen…
Maamul goboleedka Puntland, oo wali dagaal kula jira kooxda Daacish, ayaaa maanta sheegtay in duqeyn ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah buuraha gobalka Bari,…










