Gaalkacyo — Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno lagu xallinayo…
Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee degmada Isku Shuban…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay horumarka ay Soomaalida ka gaareen teknoolojiyadda iyo sida isticmaalkeeda ay qeyb uga noqotay nolosha bulshada. Sii…
Muqdisho — Ilaa 11 kalluumeysato Soomaali ah oo muddo ka ban bil lagu la’aa biyaha Badweynta Hindiya ayaa si kala gaar gaar ah todobaadkaan laga helay…
Boosaaso — Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa dadka ku nool gobolka Karkaar ee Puntland ku boorriyay in ay door ka ciyaaraan, dagaalka ay Puntland kula…
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta la bilaabay qaadista isbaarooyinka, kaddib markii madaxda dowladda federaalka iyo odayaasha dhaqanka ay heshiis ku gaareen in…
Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee ganacsiga iyo caqabadaha ay kala kulmaan, waxaana marti ku ah Dr. Luul…
Sida ay sheegeen falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda iyo amniga, hoggaamiyaha Soomaaliga ah ee kooxda Daacish Abdul Qadir Mumin ayaa si aan rasmi ahayn u noqday hoggaamiyaha…
Waxaa buuq badan uu ka taagan yahay dhoofinta xoolaha Soomaalida ee dalka Sacuudiga, kadib markii ay soo baxday in dowladda Soomaaliya ay qandaraaska dhoofinta xoolaha…
Baarlamanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay wasiirrada cusub ee xukuumadda madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro. Sii akhri










