Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan oo kor u qaadaan xiriirkooda laba geesoodka ah iyada oo loo marayo wakiillo diblomaasiyadeed…
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay Isniinta maanta ah in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, kaas oo lagu afduubtay meel ka baxsan xeebta Soomaaliya…
Beledweyne — Ururrada bulshada rayidka iyo ganacsatada ayaa tallaabo muhiim ah oo nabadda loo qaaday ku tilmaamay, isbaarooyin yiillay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan. Isbaarooyinka…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobkaan marti ku ah fannaanka Maxamed Faarax Xuseen (Fitamiinoos) oo deggan dalka Masar. Waxaa soo saaray soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.…
Khartuum — Milatariga Sudan ayaa Sabtidi shalay sheegay in ay gudaha u galeen magaalada Wad Madani ee bartamaha Sudan, isla markaana ay qarka u saaran yihiin…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Puntlad ay kula jirto kooxda Daacish. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Jibriil Qoobeey…
Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Maxamed Cabdinuur oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa uga warramay hawlgalladda ciidamadda Puntland ay kula dagaalamayaan kooxda Daacish ee ku sugan…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in sanadkan ay u sharraxan tahay in ay kursi ka hesho 15-ka xubnood ee Golaha Nabadda…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay colaad beeleedyada sii kordhaya ee ka taqaan qeybo ka mid ah Soomaaliya iyo waxa sababay. Sii akhri
Muqdisho — Haween ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka ayaa Arbacadi shalay soo fara-galiyay muran mudooyinkan ka taagnaa cidda ku shaqaynaysa dhismaha Guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.…










