Addis-Ababa — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in ay dib u soo celiyaan xiriirkooda diblomaasi iyo…
Arbacadi shalay waxaa Muqdisho ka furmay Shirweynaha todobaad ee Dib u habeynta Garooska Soomaaliya, kaasi oo sanadkiiba mar la qabto. Shirka oo uu furmay Madaxweynaha…
Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha dhallinyarada Soomaaliyeed ka haysta dhanka shaqada, si gaar ahna dhallinyarada gobolka Awdal. Waxaa soo jeedinaya wariyaha VOA…
Muqdisho — Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyey howllagallada ka dhan ah kooxda Daacish ee ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari ee Puntland.…
Jabuuti — Dawladda Jabuuti ayaa maalmahan ku guda jirta dhameystirka hawlo isugu jira dib-u-dhiska iyo daayactirka jidka ugu weyn ee isku xira Jabuti iyo Itoobiya. Warkan…
Muqdisho — Qaar ka mid ah khuburada caafimaad ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan gudaha Soomaaliya laga heli karo adeegyo caafimaad oo muhiim ah oo markii…
Muqdisho — Todobaadki hore waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay Axamed Maxamed Xasan (Axmed Dheere), oo ka mid ahaa duuliyaashii ciidamada cirka ee Soomaaliya, kaas oo…
Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha. Maraakiibta ku…
Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan 20 qof oo ka tirsan…
Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn u dhaliiley heshiiska ay dowladaha Itoobiya iyo…









