Balcad — Magaalada Balcad, oo qiyaastii 30 km dhinaca waqooyi ka xigta Muqdisho, waxaa maanta weerar ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab, kuwaasoo muddo kooban…
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), oo faahfaahin ka bixiyay dagaalka uu maamulkiisu kula jiro kooxda Al-Shabaab, ayaa sheegay in ay deegaanno badan xoreeyeen,…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Khamiista maanta ah gaaray Muqdisho si uu wadahadallo ula yeesho Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo diiradda lagu…
Ku dhawaad 4.4 milyan oo qof ayaa halis gaajo ku wajahaya Soomaaliya bisha Juun, gaar ahaan abaarta awgeed, sida lagu sheegay warbixin ay taageerto Qaramada…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ku dhawaad 4.4 milyan oo qof oo halis gaajo ku wajahaya Soomaaliya bisha Juun, gaar ahaan…
Jowhar — Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Talaadadii shalay sheegtay in duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad firxad…
Barcelona — Xalay waxaa meelo ka mid ah Yurub ka dhacay, ciyaaro ka tirsan horyaallada waaweyn gaar ahaan kan Spain. Wararki u danbeeyay waxaa innoo haya,…
Jowhar — Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa maanta weeraray deegaannada Alkowsar iyo Cadow Gurey, oo ka kala tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo dagaal culus uu…
Burcad badeed Soomaali ah ayaa isaga cararay doon kalluumeysi oo ay ku afduubteen meel ka baxsan xeebaha Geeska Afrika, kadib muddo shan maalmood ah oo…
Qaar ka mid ah Xildhibaannada, aqoonyahannada, iyo ururrada bulshada rayidka ayaa ka hadlay aragtidooda ku aaddan howlaha horyaalla labada aqal ee Baarlamaanka, xilli uu dhawaan…










