Warbixin ay dhowaan si wadajir ah usoo saareen hay’adaha QM iyo dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qiimayn cusub oo ku saabsan haqab-beelka cuntada ee…
Beeraleyda deegaanno ka tirsan gobolka Awdal ayaa khasaara xoog leh uu kasoo gaaray dab gubay guryo ay ku noolaayeen iyo dalagyadii ay ku tabceen beerahooda.…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay faa'iidooyinka bisha barakeysan ee Ramadan, waxaana ku marti ah Shiikh Xassan Dhooye. Waxaa soo…
Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu aasay Dr. Maxamed Yuusuf oo ahaa dhaqtar muddo dheer ka shaqeynayay caafimaadka & waxbarashada dalka oo dhowaan ku geeriyooday caasimadda…
Garoowe — Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadal uu xalay jeediyay kaga hadlay gulufka dagaal ee ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda buuraha…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay tahriibka dhallinyarada iyo doorka ay shaqo la’aantu ku leedahay. Sii akhri
Xudur — Dagaal culus oo shalay ka dhacay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, kaasi oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab, ayaa waxaa ku dhintay…
Muqdisho — Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dib ugu laabtay dalkiisa, kadib markii uu wada-hadallo kula yeeshay Muqdisho madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Booqashada Abiy…










