Muqdisho (SONNA): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay falalka lagu carqaladeynayo amniga caasimadda dalka ee Muqdisho, kuwaas oo dhaawacaya xasiloonida, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo…
Muqdisho-(SONNA)-Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan dadweyne oo looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka-qaybgalka geeddi-socodka dhameystirka dastuurka. Kulankan…
Raadiyo Muqdisho waxaa la aas aasay sanadkii 1951-kii, waxaana lagu aas aasay shaqaale ka kala tirsanaa Soomaali iyo Talyaani, maadaama xilligaasi lagu guda jiray xornimo…

Wasiir Xoosh oo odayaasha dhaqanka kala hadlay falalka anshax xumo ee kusoo badanaya baraha bulshada
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa sheegay in baraha bulshada ay ka socoto dhaqan aan wanaagsanayn, oo…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta guddoomiyey kulan muhiim ah oo lagu soo bandhigay warbixinta xaaladda xabsiyada dalka.…
Dhuusamareeb (SONNA): Wasiirka hawlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cilmi Maxamed Nuur iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa maanta…
Aljeris (SONNA): Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha…
Baladweyne-(SONNA)-Saddex horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ay ciidamada Hay’adda NISA iyo saaxiibada caalamka ka fuliyeen degmada Moqokori ee gobolka…
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 95-aad ee maalinta Qaranimada Sacuudiga u diray Xaakimka labada Masjid…
New York (SONNA): Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo Talaado ah kula kulmay magaalada New York dhiggiisa…
