Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku dileen…
Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku…
Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League. Warbixin iyo falanqeyn ku…
Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Mohamed Abdi Hayir ayaa daah furay barnaamijka tababarka farsmada gacanta ee cagafyada kaas oo 30 dhalinyaro lagu bari…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa 300 oo ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar u wareejiyay Waaxda…
Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horreeyey ee Bangiga Aduunka oo kaashanaya baanka horumarinta dalka Jarmalka ku abaalmariyo Milaayiin dollar kadib markii ay si wanaagsan u…
Qaar kamid ah degmooyinka gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa waxaa maanta ka qabsoomay kulamo looga soo horjeedo faragelinta DFS iyo go’aamo ka soo baxay isimada…
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya Danjire Yusuf Axmed Xasan( Yusuf Jeego) oo Kulan mira-dhal ah la qaatay wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabadda xuska sannad guurada 65-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu…
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland, muddo…










