Maalmihii lasoo dhaafay suuqyada magaalada Kismaayo waxaa ka jiray sicir-barar baahsan oo saameeyay inta badan bulshada magaalada. Sii akhri
Madaxweynaha ayaa khudbad uu u jeediyey xildhibaanada labada aqal wuxuu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha doorashooyinka. Sii akhri
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halka uu taagan yahay dhaqaalaha Soomaaliya iyo isbeddelada ku yimid sanadihii ugu dambeeyey. Waxaa soo jeedinaya…
Guddoomiyihii degmada Bardaale Maxamed Isaaq Caracas iyo ku xigeenkiisa ayaa xilka laga qaaday. Guddoomiyaha oo ay VOA la xiriirtay ayaa sheegay inuu aqbalay xil ka…
Militariga Uganda ayaa qiray in qaar ka mid ah askartooda ay u gacan galeen ururka Al-Shabaab kadib weerarki ay Jimcihii mintidiintu ku qaadeen saldhiggooda milatari…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey heshiiska ay Sabtidii Muqdisho ku gaareen Golaha Wadatashiga Qaran ee ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay sida uu u arko heshiiskii ay toddobaadkan gaareen madaxda federaalka iyo madaxda afarta maamul goboleedka ee kale…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dawladdu ay fashiliyeen weerar ay al-Shabaab kusoo qaadeen magaalada Masagawaay ee gobolka Galguduud ee maamul goboleedka Galmudug. Sii akhri
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dhagax dhigay dhismaha dekadda Baraawe ee caasimadda Koonfur…
Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa ka daah-furay gobollada Saaxil iyo Sanaag mashruuca qaybinta Kaadhaadhka cod-bixiyeyaasha Somaliland, taasi oo socon doonta mudo 10 maalmood ah. Sii akhri










