Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay war-murtiyeedkii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran iyo heshiiska ay ka gaareen hannaanka doorashooyinka dalka. Waxaa soo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in xukuumaddiisa looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii hannaanka doorashooyinka oo ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay in u guurista nidaamka madaxtooyo ee dhowaan lagu heshiiyay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uu Soomaaliya u…
Ururada Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray talooyin iyo aragtiyo ku aadan heshiiskii ay dhowaan magaalada Muqdisho ku gaareen madaxda Dowladda Federaalka iyo…
Maamulka gobolka Awadal ee Somaliland ayaa maanta sii daayey dad xirnaa muddo 20 maalmood ah, kuwaas oo lagu soo xiray dibadbaxyo ka dhacay magaalada. Sii…
Macallimiinta Dugsiga Caalamiga ah ee Hilaal oo ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ardayda sanadka fasalka 5-aad dhameeyey ka caawiyey sidii ay cilmi-baaris ugu sameyn lahaayeen…
Magaalada Muqdisho ayaa dhowaan lagu qabtay Carwada buugaata taasoo lagu soo bandhigay buugaag kala duwan oo ay qoreen qoraayaal rug caddaa ah iyo kuwo da’yar.…
Laba sarkaal oo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay idaacadda VOA Somali in dagaallo qaraar ay ka dhaceen magaalada Masagawaay maanta kadib weerarkii ay Al-Shabaab…
Heshiiskii ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka ee dhowaan lagu saxiixay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu abuuray hadal hayn badan, waxaana ka horyimid qaar ka mid ah…










