Magaalooyin badan oo ka mid ah Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya ayaa boqolaal kun oo Soomaali ah ay maanta ku oogeen salaadda Ciidul Adxa, uguna…
Barnaamijkan gaarka ah waxaan ugu talo-galnay dabbaal degga maalinta ciidda. Waxa uu ka kooban yahay sheekooyin xiiso leh, kaftan iyo heeso. Waxaa soo jeedinaya Caasha…
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay inay wareejiyeen maamulka iyo gacan ku haynta laba saldhigyo milatari oo kale, iyadoo ay sii socoto hawsha lagu…
Kooxda Al-Shabaab ayaa saakay aroortii galay deegaanka Daaru-nimca kadib markii ay gaari qarax ah ay ku weerareen. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee maamulka HirShabeelle ee ka dhalatay xil ka-qaadista lagu sameeyey guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte,…
Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyada ciidda u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Adxaa. Sii akhri
Taliska booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay inay soo qabteen sarkaal hoggaaminayey koox weerar hoobiye kusoo qaaday magaalada Muqdisho. Sii akhri
Dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Boosaaso ayaa in badan oo ka mid ah waxay sannadkan u xagaa baxeen deegaannada kale ee Puntland oo…
Muslimiinta Caalamka ayaa maanta u dabaaldagaya xuska maalinta weyn ee Ciidul Adxaa oo ka mid ah labada ciidood ee Islaamka. Sii akhri
Colaadaha ka jira magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda ayaa saameeyey qaar ka mid ah xoola-dhaqatada. Sii akhri










