Dagaal ayaa la sheegay inuu maanta duleedka degmada Waajid ku dhexmaray ciidamda dawladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyaadka al-Shabaab. Sii…
Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Puntland ayaa meel-mariyey isbeddel lagu sameeyo dastuurka maamulkaas, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay golaha. Sii akhri
Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxday khasaaraha nafeed ee qarax ismiidaamin ah oo saaka lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya. Sii akhri
Toddobaadkii la soo dhaafay ayaa biyaha xeebaha Liido iyo Geel-laq ee Muqdisho waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 5-qof oo isugu jira caruur iyo dhallinyaro xeebta…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan dalka Talyaaniga, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirar ku saabsan arrimaha cunna yarida dunida, qul qulka…
Barnaamijka Ilayska VOA waa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay isticmaalka daroogada ku hayso bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, gaar ahaan…
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku sugan gobolka Gedo oo muddo uu khilaaf siyaasadeed kala dhaxeeyey maamulka Jubaland. Sii akhri
Qarax ismiidaamin ah ayaa saaka ka dhacay xerada ciidamada ee Kulliyadda Jaalle Siyaad ee degmada Hodan ee Muqdisho. Sii akhri
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa mar kale la horkeenay kalluumaysato ajaanib ah oo hore loogu helay inay sharci darro uga kalluumaysteen biyaha Soomaaliya. Sii…
Wararka ka imaanaya gobalka Baay ayaa sheegaya in gelinkii danbe ee maanta uu dagaal culus ka dhacay deegaanka Goofgaduud oo fariisin ay ku leeyihiin ciidanka…










