Fadhiggii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayay xildhibaanada golaha qaarkood soo jeediyeen in goluhu gudo-galo xeerarka doorashooyinka ee qabyo tirka u baahan. Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan maamul gobaleedka HirShabeelle ayaa shalay xariga ka jaray Isbitaalka magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe oo dadka degaanka si isku tashi…
Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu furayo waddada isku xirta magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Baay. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasn Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug xilli ay dawladdu sheegtay in lasii ambaqaadayso hawlgalladdii milatari ee ka…
Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ka hadlay xarigga wariye Busharo Baandey oo ku xiran magalada Hageisa in ka badan 80…
Kowdii bishan Agoosto, maamulka goboleedka Puntland ayaa u dabbaaldegay sanadguuradii 25-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay. Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisey Imtixaanka sannad dugsiyeedka Iskuula Saree e fasalka 12-aad Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku sugan magaalada Dhuuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug, halkaasi oo la sheegayo inay ka billaabanayaan howlgallo ka dhan…
Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka inay la shaqeeyaan mas’uuliyiinta ay dhowaan doorteen. Faah-faahinta warkan…
Dawladda Soomaaliya ayaa cusboonaysiisay heshiis kalluumaysi, oo horey loola galay Iskaashato Kalluumaysato, oo laga leeyahay Shiinaha laguna magacaabo Chinese Fishing Cooperation. Sii akhri









