Deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa inay xaaladdu dagan tahay kaddib dagaallo halkaasi ku dhexmaray laba beelood, kaasi ay ku dhinteen 18 qof,…
Maamulka degmada Laascaanood ayaa sheegay in magaalada ay si teel-teel ah dib ugu so noqonayaan dadkii ka qaxay. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan heshiiska laga gaaray doorashooyinka Somaliland ee ay ka shaqeeyeen guddiga dhex-dhexaadinta odayaasha dhaqanka. Sii akhri
Magaalada Hargeisa waxa lagu soo gabagabeeyey shir lagaga hadlayay isbadalka cimilada iyo amaanka gobolka, kaasi oo ay ka qaybgaleen khubaro ka kala socotay wadamada geeska…
Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya lagu taageero dagaalka ka dhanka ah Al-shabab, sida uu ku sheegay qoraal…
Weeraryahanka Manchester City Erling Haaland ayaa Talaadadii loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee Ururka Xirfadlayaasha Kubadda Cagta (PFA). Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan muhiimadda xarunta cusub ee qaran ee ka hortagga iyo la-dagaalanka fikirka xagjirka ah ee Tubsan iyo waxa…
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa sheegey in ay dib u qabsadeen deegaano ay dhawaan ka bexeen ciidamada dowlada oo ay ka mid tahay degmada Ceee-Dheer. Sii akhri
Guddiga difaaca golaha shacabka ayaa maanta su’aalo weydiiyey wasiir ku-xigeenka Gaashaandhiga xildhibaan Cabdifataax Qaasim iyo taliye ku-xigeenka ciidanka xoogga dalka. Sii akhri
Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis horumarineed oo ku kacaya $92.6 milyan, kaasi oo Mareykanka uu ku caawinayo qaar ka mid ah barnaamijyada…










