Waxaa isa soo taraya farriimaha ay mas’uuliyiinta siyaasadeed iyo hoggaamiyayaasha kale ee bulshada ay u dirayaan ciidanka Soomaaliya ee ku jira hawlgallada ka dhanka ah…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dilalka soo noqnoqda ee dhallinyarada Soomaaliya ee Waqooyiga America, waxaana marti ku ah Sheekh Horsed Noah oo…
WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Xildhibaan Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan. Barnaamijka waxaa soo…
WASHINGTON — Dhageysteyaal kusoo dhowaada Barnaamijkii Caaweyska Washington waxaa inoo soo diyaarisay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan. Sii akhri
Duqeyn cirka ah ayaa la sheegayaa in lagu bartilmaameedsaday saldhig ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd deegaanka Dumaaye ee hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Inkastoo…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 50 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay laba howlgal oo ka kala dhacay nawaaxiga Kuntuwaarey iyo Qoryooley oo ka wada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gulufka ka dhanka ah al-Shabaab uu sii soconayo ilaa laga gaaro guusha kama-dambaysta ah. Sii akhri
Madaxwayne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqasho ku tagay gobolka Sool kadib dagaalaldii ugu dambeeyey ee dhacay toddobaadkii hore ee dhexmaray ciidamada maamulka…
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu soo gabagebeeyey wadahadallo u dhexeeyay Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika ee EAC oo ay Soomaaliya…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka al-Shabaab. Sii akhri










