Ku soo dhowaada barnaamijka ee toddobaadkan oo ku saabsan doorashooyinka Puntland iyo golayaashii deegaanka ee la soo doortay, waxaa magaalada Garoowe ku soo diyaariyey weriyaha…
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan.…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoggaa dalka oo kaashanaya kuwa madaniga ah ee deegaanka ay dileen saddex ka tirsan saraakiisha Al-shabaab, kadib howlgal 'qorsheysan'…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 107 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab ayay isi soo dhiibeen labadii bilood ee lssoo dhaafay, sida…
Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Salah Axmed Jamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassan, iyo wafdi…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dimoqraadiyadda Somaliland. Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Sahra Ciidle Nuur. Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dardar gelinayso in saxaafadda ay xogaha ay u baahan yihiin ka helaan hay’adaha dawliga ah, arrintaas oo ka mid ah…
Dawladda Soomaaliya ayaa beddeshay xeeladdii dagaalka ka dhanka ah ururka al-Shabaab, sidaasi waxaa idaacadda VOA u sheegay saraakiil sare oo ka mid ah dawladda oo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa degmada Maxaad ee Gobolka Hiiraan ayaa sida la sheegay heshiis ku aadan sii wadista dagaalka…










