Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka badbaaday weerarkii ismiidaaminta qarax ahaa ee shalay ka dhacay Galmudug, asaga iyo masuuliyiin kale ayaa loo qaadey…
Xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Galmudug ayaa ka mid ah saddex qof oo ku dhintay qarax maanta ka dhacay magaalada Ceel Garas oo ay qabsadeen…
Guddigii shir guddoonka Golaha Wakiilladu u saaray is-waafajinta heshiiskii ergadii dhexdhexaadintu soo saartay iyo xeerar doorashooyinka Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay xisbiyada Somaliland. Sii…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo sawirrada toddoba ka mid ah xubnaha sare ee kooxda Al-Shabaab, oo ay…
Barnaamijka Galka Baarista ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay falanqaynta hawlgallada milatari ee ka dhanka ah al-shabaab. Sii akhri
Maamul goboleedka Galmudug waxaa kasii socda hawlgallada milatari ee ka dhanka ah Al-shabaab, iyada maalintii shalay ciidmaada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanku ay qabsadeen degaanka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ku tilmaamay mid waafaqsan mabaadi’da shareecada Islaamka, lana mid ah dagaalkii lagu raadinayay…
Sanadahii lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanayay dhallinyarada wax akhrisa ee isugu yimaada goobaha shaaha lagu cabo ee caasimadda. Sii akhri
Madaxweynihii hore ee dowladdii ku-meel gaarka aheyd Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ku baaqay in la taageero 'dadaallada dowladda iyo madaxweynaha' waxaana uu Al-shabaab ku tilmaamay…
Mas’uuliyiinta amniga ee Muqdishu ayaa sheegay inay ciidamadu ka hortageen baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday qof isa soo miidaamiyey maanta. Sii…










