Mas’uuliyiinta Soomaaliya ee ku sugan maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ciidamada dawladda iyo kuwa degaanku ay qabsadeen degmada Bacaadweyne iyo degaannada Qaycad iyo Shabeelow,…
Dagaallo culus ayaa maanta gobolka Bakool ku dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iuyo maleeshiyaadka al-Shabaab, sida mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Bakool oo la hadlay…
WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Shiikh Suldaan Cabdiqani Qorane oo ka mid ah culumaauddiinka Soomaaliyeed. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona…
WASHINGTON —Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka dhoofay Muqdishu isga oo kusii jeeda magaalada New York oo uu kaga qyabgeli doono kulanka guud…
Dab xoog leh oo xalay ka kacay Suuqa ganacsiga ugu weyn ee Magaalada Wajaale ee Somaliland ayaa la sheegay inuu gaystay khasaare balaaran oo maaliyadeed…
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa daahfuray nidaamka bixinta kaaraka aqqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha. Munaasabadda oo ku soo beegantay maalinta caalamiga ah ee aqqonsiga dadweynaha ayuu Ra’iisulwasaare…
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo waxaan maanta ku eegeyna isbedelka ay dowladda Soomaaliya ku sameysay istraatiijiyadda dagaalka ka dhanka ah al-Shabab. Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri









