Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ku tagay dalka Eritrea, sida war qoraal oo kooban ay soo saartay Villa Somalia lagu sheegey. Sii…
Hargeysa — Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda iyo dadka qaba xanuunada dhimirka ee Somaliland. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. …
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland, kadib markii uu ku guuleystay 45 cod wareeggii saddexaad ee doorashad madaxweynaha, halka uu 21…
Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa sheegay inuu is casilay Axaddii. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekeh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay is-afgaradka ay 1-dii bishan wada gaareen Itoobiya iyo Somaliland, isgaoo sheegay inay dadka iyo dawladda…
Wasiir ku-xigeenka warfaafinta ee Somaliland Siciid Xasan Habane oo VOA uga waramayey bannaanbaxo shalay ka dhacay Boorama, ayaa ku eedeeyey madaxweyne Xasan Sheekh. Sii akhri
Xafiiska ergayga gaarka ah ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda Soomaaliya inay fasiraad khalad ah ka bixisay is-afgaradka ay Somaliland la gashay Itoobiya. Sii akhri
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Kenya William Ruto 'si uu u muujiyo sida uu ugu faraxsan yahay iskaashiga…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka iyo taliyaha ciidamada lugtada, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo madaxtooyada ku-meel gaarka ah…










