Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare ayaa si rasmi ah meelaha uu maanta ka bilowday waxaa ka mid ah toddobbo degmo oo ka tirsan dowlad goboleedka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare. Sanadkan waxaa imtixaank u fadhiistay in ka badan…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Csaba Kőrösi, ayaa si adag u cambaareysay weerarradii shalay lala beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, saldhiggooda…
Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay magaalada labaad ee ugu weyn gobalka Hiiraan ee Buloburte, waxaana fatahaadani ay kala jartay isu socodka xaafadaha degmada. Wariyaha VOA-da…
Dalka Soomaaliya waxa uu muddo fog ku jiray dagaallo wejiyo kala duwan lahaa, sidoo kalana waxaa sanadihii ugu dembeeyay dib usoo dhismayay dowladnimada, taas oo…
Guddiga Doorashooyinka ee Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada 10 degmo oo ka mid ah 30-kii degmo ee Puntland shalay doorashada Golayaasha Deegaanka looga dareeray. Sii…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee shalay ka dhacay Puntland. Waxaa soo jeedinaysa Faadumo Yaasiin Jaamac. Sii akhri
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo geba-gebeeyay Carwada Buugaagta Muqdisho oo seddexdii maalin ee ugu dembeysay ka socotay caasimadda Soomaaliya. Waxaa carwadan lagu soo…
Maleeshiyada al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar xooggan ku qaadeen saldhigga ciidamada Midowga Afrika ee magaalada Buulo Mareer. Sii akhri