Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sii akhri
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku ammaanay Daladda Waxbarashada FPENS ee xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, doorka ay kasoo ciyaartay horumarinta tacliinta Soomaaliya. Sii…
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa ayaa dhawaan daah-furtay adeegga loo yaqaanno 5G ee oo ah adeegga ugu casrisan dhanka khadka internet-ka…
Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu 'ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika. Sii akhri
Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Benaadir ee ka socda Muqdisho. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinayaa Nuur…










