Sii akhri
Muqdisho — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA aya sheegtay inay hawada ka saartay mareego dhinaca Internet-ka ah, iyo akoonno WhatsApp ah, oo ay lahaayeen shaqsiyaad…
Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA aya sheegtay inay hawada ka saartay mareego dhinaca Internet-ka ah, iyo akoonno WhatsApp ah, oo ay lahaayeen shaqsiyaad lala…
Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya ayaa codsaday deeq gaareysaa 1.6 bilyan oo dollar, oo wax looga qabto mushkiladaha dhinaca bani’aadannimada ee Soomaaliya. Sii akhri
Shir guddoonka labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa heshiis iyo is-afgarad ka gaaray khilaaf dhawaan ka dhex curtay kaasi oo ka dhashay xeerarka…
Maamulka Hirshabelle ayaa ku guuleystay in uu xabbad joojin kala dhex dhigo maleeshiyo beeleed ka soo kala jeedo goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo uu…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka soo gala xuduuda koonfureed ee uu la wadaago Mexico.…
Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay gogol wadahadal ee lagu lafa guri doono arrimaha Soomaaliya, taasi oo Puntland dhigtay laakiin ay dowladda federaalka hogaamin…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka aqbalay gogol wadahadal oo ay fidisay Puntland. Sii akhri
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta dood ka yeeshay xaaladda guud ee Somaliland ee wakhtigan, iyadoo xildhibaanada qaar ay farta ku fiiqeen arrimaha siyaasadda, doorashooyinka…









