Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka, ayada oo diiradda la saarayo cutubyada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad. Sii akhri
Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka dalka. Sii akhri
Boosaaso — Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa dhowaan waxaa ay xeebta degamada Caluula ee gobolka Raas-casayr ku qabteen rag lagu tuhunsan yahay buracad badeed iyo dooni…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo gudbiyey afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka oo lagu samaynayo wax ka beddel iyo toosin, sida ay jeediyeen guddiyada dastuurka ee…
Ayada oo dhowaan dunida laga xusay maalinta caalmaiga ah ee la dagaalanka gudniinka fircooniga ah, ayaa waxaa Barnaamijka Galka Baarista uu eegayaa heerka gudniinka fircooniga…
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ka billaabay inay saladhigyada u taxaabaan dad ay ka qabteen gudaha magaalada. Sii akhri
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa lagu naqdiyay jawaabihii ay dowladda Federalka Soomaaliya dhawaanahan ka bixineysay heshiiska is-afgaradka ee Ethiopia iyo…
Sii akhri
Toronto — Waxaa sii kordhaya walaaca Soomaalida ku nool qurbaha ay ka muujinayaan is-afagaradkii Somaliland iyo Itoobiya ay wada gaareen bishii hore ee ku saabsanaa badda.…










