Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay siyaasadda iyo arrimaha ku xiriira doorashooyinka Somaliland. Sii akhri
Marka laga hadlayo farsamayaaqanada dhismyaasha waxaa u badan ragga, laakiin waxaa muuqata inay gabdhuhuna samaynayaan dadaal ah inaysan xirfaddan faraha uga qaadin ragga. Sii akhri
Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya cutubka koowaad ee dastuurka dib u eegista lagu samaynayo, oo ay toddobaadkan soo gudbiyeen Gudidga…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekeh Maxamuud ayaa maanta tagay magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel-gaarka ah ee maamul goboleedka Jubaland. Sii akhri
La qabsiga nolosha Muqdisho ayaa ku adkaatay waqtigan qoysas barakacayaal ah, kuwaas oo 4 bilood ka hor qaar ka mid ah gobollada dalka uga soo…
Xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa sheegtay in wax ku dhow boqolkiiba konton ay kordheen dacwooyinka soo galay gacantooda, taasi oo ay ku tilmaameen inay sare u…
Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii hore magaalada Addis Ababa ku gaareen Itoobiya iyo Somaliland.…
Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in aanay waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ay…
Mas’uuliyiinta duulista hawada ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda federaalka Soomaaliya inay ku xadgudubtay maamulka hawada, islamarkaana ay iyaga mas’uul ka noqon doonaan wixii carqalad…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka Somaliland, isaga oo eedeyn u jeediyey xukuumadda. Sii akhri










