Ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa in ay ka soo bexeen dhowr goobood oo ka tirsan deegaanada Galmudug. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Dowladda Federaalka ku hayso warbaahinta iyo baraha internet-ka ee kooxda Al-Shabaab, kuwaaso oo tobanaan…
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa dib uga soo gurtay degaanno ay horey uga qabsadeen ururka al-Shabaab oo ka tirsan gobolka Mudug, sida ay…
Kulan looga hadlayey adkaynta amniga inta lagu jiro bisha Ramadaan, oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka dhacay…
Inta badan dalalka Muslimiinta ee caalamka ayaa Isniinta maanta ah billaabey soonka bisha Ramadan oo xalay bilatay, iyadoo Soomaaliyana ay ku jirto dalalka maanta inta…
Dawladda Hoose ee degmada Gabiiley ee Somaliland ayaa soo gabo gabaysay mashruuca diiwan galinta iyo sumadaynta guryaha kaasi oo socday labadii sano ee u danbeeyey,…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ku socota ganacsatada ku nool caasimadda Soomaaliya inta lagu guda jiro bisha Ramadaan. Sii akhri
Suuqyada magaalooyinka Jowhar iyo Baledweyne waxaa sare u kac laga dareemay qiimaha lagu iibiyo qudaarta iyo Sisinta oo si aad ah loo isticmaalo xiliga Ramadaanka.…
Muslimiinta ku nool dalka Britain ayaa xalay masaajidada ku oogay habeenka koowaad ee salaadda Taraawiixda, kaddib marki xalay maqtibki lagu dhawaaqay in maanta oo Isniin…










