Haysashadii kooxda Al-Shabaab ee hotel u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo la dilay dhammaan dableydii kooxda,…
Sii akhri
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar ay xalay maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ku qaadeen hoteelka SYL ee ku yaalla Muqdishu, waxaana weerarkan uu gaystay khasaare…
Toban waddan oo ku jira Naadiga Paris Club oo Soomaaliya ku lahaa in ka badan 2 bilyan oo dollar ayaa oggolaaday inay dayntaas ka cafiyaan…
Madaxweynahii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo…
Xubno ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday hotelka SYL ee ku yaalla badhtamaha magaalada Muqdisho, sida ay goobjoogayaal kala duwani u sheegeen VOA.…
Maamul Gobaleedka Hirshabelle ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray iska horimaadkii shalay ka dhacay magaalada Baledweyne kaas oo u dhaxeyay ciidamada Maamulka Hirshabeelle…
Muqdisho — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya. Cabdi Casiis Barrow ayaa Muqdisho kusoo diyaariyey soona jeedinaya. …
Moscow — Cod-bixiyeyaasha dalka Ruushka ayaa Jimcaha maanta ah u codkooda ka dhiibanaya doorashada madaxtinimo, taas oo loo badinayo in madaxweyne Vladimir Putin oo lix sanadood…










