Dawladda Federaalka ayaa xalay sheegtay in ciidamada amnigu ay qabteen nin lagu tuhusan yahay inuu ahaa shaqsigii suurtogaliyay in magaalada Muqdishu ay soo galaan gawaarida…
Banaanbax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu taageerayo dib u eegista iyo dhammaystirka dastuurka. Sii akhri
Xafiiska madaxweynaha Uganda ayaa shaaciyay in laan ka tirsan Bankiga Salaam ee fadhigiisu yahay dalka Jabuuti Arbacadii laga daahfuray dalka Uganda, iyada oo bankigan uu…
10-kii sano ee ugu dambeeyay waxaa si tartiib ah u soo noqonayay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka dadweynaha oo ka mid ahaa kaabayaasha adeegyadii ku burburay…
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; cabisada laga qabo in fatahaado horleh oo ka dhasha roobka Guga ee la filayo ay uga…
Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri
Sida ay sheegtay hey’adda Save the Children ee ka shaqeysa daryeelka Caruurrta ee fadhigeedu yahay magaalada London, ugu yaraan 54 qof ayaa xanuunka Dacuunka ugu…










