Laba qof oo uu ku jiro muwaadin u dhashay dalka Turkiga ayaa lagu dilay qarax subaxnimadii Khamiista ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qofka labaad ee…
Sii akhri
Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay go’aanka ay maanta soo saartay dowladda Federalka ee Soomaaliya ee lagu xirayo Qunsuliyadda Ethiopia ee Puntland. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay qunsuliyadaha ay dowladda Itoobiya ku leedahay magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa, ayada oo Addis-Ababa ku eedeysay inay faro-gelin ku hayso…
Wasiirka cadaalladda iyo arrimaha dastuurka ee Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud ayaa difaacay ansixinta isbaddelka dastuurka, isagoo sheegay in dhammeystirka dastuurku ay ahayd wixii ay dowladdani…
Saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada ammaanku ay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab subaxnimadii Sabtida ku qaadeen degmada Balcad, sida ay sheegeen duqa degmada Balcad…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) inuu noqdo Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Sii akhri
Taliska SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey dil ka dhacay magaalada Laascaanood, iyaga oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaasha dilka u geystay, mid ka mida…










