Soomaaliya ayaa haddda ka mida dalalka Amniga u adeegsanaaya muuqaal duubayaasha casriga ah, si gaar ahna magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Sii akhri
Iyada oo maalin qura ay ka dhimantahay Ciidda Soon-fur, ayaa waxaa suuqyada magaalada Muqdisho ka socda mashquul badan. Sii akhri
Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan halis ku aaddan dhowr goobood oo ka mid ah Muqdisho oo uu ku jiro…
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in dowladda federaalka ay cadaawad siyaasadeed ku hayso bulshada reer Somaliland. Sii akhri
Madaxweynaha oo dadka Soomaalida la hadlay ayaa sheegay in midnimadda Somalia ay muqadas tahay, isla markaanu aanu mar-naba gor-ogrtan ka gali doonin madaxbannaanida Soomaaliya. Sii…
Barnaamijkan waa mid gaar ah oo aan ugu tallagalnay munaasabbada Ciidul-Fitriga. Waxaa si wadajir ah noola socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar iyo Sahra Cabdi Axmed. Sii…
Sii akhri
War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay booqashadii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sii…
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandhayn kooban ku sameeyey kuraas ka mid ah golaha wasiirrada. Sii akhri










