Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhibaatada dhaqaale ee ka jirta Jubaland oo saameysay dadka danyarta ah ee degaanka. Sii akhri
Sii akhri
Qaar ka mid ah magaalooyinkii ay hore xarumaha ugu lahaayeen ayaa isku diyaarinaya in ay iska diidaan burcad badeeddan in ay magaalooyinkooda soo degeen. Sii…
Dufcad cusub oo ka mid ah ciidamada Kumaandooska ah ee Danad ee Soomaaliya, islamarkaana uu taageero Mareykanka ayaa waxaa loo soo xiray tababar. Sii akhri
Somaliland ayaa maanta laga xusay maalinta dhir beerista oo ku beegan 15-ka Apriil, iyadoo tiro dhir ah lagu beeray goobo kala duwan oo ay ka…
Tobankii sano ee lasoo dhaafay waxaa sannad walba kusoo noqnoqnayay Baladweyne fatahaad uu sameynayo Webiga Shabeelle. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haweenka iyo hal-abuurka ganacsiga, waxaana ku wareysaneynaa laba gabdhood oo hal-abuuryo ganacsi ka sameeyey Hargeysa. Sii…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay waxay ugu yeertay 'is-bedellada cusub ee ka dhacay Bariga Dhexe, iyada oo ugu baaqday 'dhinacyada ay khuseyso…
Wasiirka beeraha ee dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa ka hadlay cabashooyin ka yimid beeralayda oo ku saabsan baraha amniga ee yaalla wadodoyinka ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iskugu yeeray kulan ay yeeshaan madaxda federaalka iyo kuwa heer goboleed. Sii akhri










