Masuuliyiintsa degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in magaaladoodu ay dayacan tahay isla markaana aanay haysan adeegyada aasaasiga u ah bulshada. Sii akhri
Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale oo warbaahinta uga warbixiyey gunaanadka shirka, ayaa sheegay inay jiri doonaan kulamo kale oo lagaga arrinsanayo arrimaha masiiriga ah…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo shirka ka u socda madaxweynaha Soomaaliya iyo siyaasiyiintii horay xilalka sare uga soo qabtay dalka.…
Waxaa maalintii labaad galay shirka magaalada Muqdisho uga furmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxdii hore ee dalka soo martay, kaas oo looga hadlayo…
Maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley ee gobolka Gedo, oo ay dhammaadka bishii hore ka baxeen ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya.…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dhallinyarada Afrika ku leeyihiin wax ka qabashada caqabadaha ka jira qaaradda sida colaadaha, dhaqaalaha,…
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray madaxdii dalka soo martay sida madaxweynayaasha, guddoomiyaashii baarlamanka iyo ra'iisul wasaarayaashii hore. Sii akhri
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay diyaarad rakaab sidday oo ka baxday dhabaha diyaaraduhu kusoo degaana ee garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Sii akhri
Wararka ka imanaya Jubaland ayaa sheegaya in iska horimaadyo cusub ay dhexmareen ciidamada amniga iyo maleeshiyaadka al-Shabaab. Sii akhri
Hawlgalka milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in kadib markii ay codsi ka heleen dawladda Soomaaliya ay saddex duqaymood oo is…