Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin u hesho badda…
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi oo lagu wado…
Waxaa magalada Berbera laga hirgaliyey suuq casri ah oo u gaar ah Kalluunka, ayada oo mas’uuliyiinta Somaliland ay sheegeen in suuqani u gaar yahay haweenka.…
Ku dhawaad 5,000 oo askari oo Itoobiyaan ah, oo afar maalin ka hor ka soo talaabay xuduudda Soomaaliya, ayaan shalay dib ugu laabtay Ethiopia. Sii…
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana wey ku dhaawacantay ka dib markii miino waddada dhinaceeda la galiyay ay la qaraxday gaari ay…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama goobaha colaadaha. Sii akhri
Ku dhawaad 2,000 oo qof oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Burco ayaa la sheegay in loo sameeyay beero ay…
Ceel-dheer — Magaalada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud waxaa tan iyo bishii Jannaayo ee sannadki hore ee 2023-ki gacanta haya Dowladda Soomaaliya, kaddib marki ay ciidanka xoogga…
Kulayl darran oo jirey ayaa sanadkan sabab u noqdey inay in ka badan 1000 qof ku geeriyoodaan Xajka. Dadkaas ayaa waxaa ka mid ahaa lix…
Kulan wadatashi ah oo muddo asbuuc ah ka socday magaalada Nairobi ayaa ergo ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo Bulshada Bariga Afrika (EAC) waxa ay…










