Wadahadallo magaalada Ankara ee dalka Turkey ku dhex-maray wasiirada arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo geba-geboobay ayada oo labada dhinac aysan wax heshiis ah…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku eedeeyay dowladda Djibouti inay marti-gelisay Koox Jabhad ah oo sheegtay inay gobolka Awdal xoreynayso. Sii akhri
Qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Soomaliya waxaa maanta lagu qabtay munaasabado lagu xusayo maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo. Sii akhri
Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta Yemen, si ay…
In ka badan 20 qof ayaa u dhintay qaar kalena way la il daran yihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalada Baraawe iyo tuulooyinka…
Sii akhri
Nairobi — Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu leeyahay marka…
Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna Turkiga u dirayso…
Beledweyne — Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta ah ka…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay yihiin tacaddiyada ugu badan ee ay la kulmaan dumarka ku nool Soomaaliya. Sii akhri










