Sii akhri
Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay dhamaystireen dhismeyaasha 5 xarumood kuwaasi oo ka mid ah 9-ka degmo ee ay Hargeysa ka kooban…
Sii akhri
Maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray war saxaafadeed ku saabsan shaqaaqada ka dhalatay hubkii lagu dagaalamay shalay ee degaanka Siila-madow. Sii akhri
Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda. Sii akhri
Ilaa 12 qof ayaa ku dhimatay iska horimaad shalay ka dhacay degaan lagu magacaabo Shiila-Madow oo ku taal meel u dhow magaalada Caabduwaaq kadib muran…
Kismaayo — Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyey shan nin oo horey loogu helay inay gaysteen falal argagixiso oo ay u ku…
Sii akhri
Muqdisho — Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iman Cige ayaa dhawaan sheegay, in xukuumadda Soomaaliya ay dhaqan-gelineyso canshuur cusub oo ay ku soo rogtay nidaamka…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay, isla markaana ay galbinayeen ciidamada dawladda ay…










