Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay falcelintii dadka reer Bakool iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolkaas, kuwaas oo Dowladda Federaalka ay dooneyso inay…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku rajo weyn tahay in sanadka 2025-ka ay markii u horreysay billowdo in shidaal laga qodo Soomaaliya. Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba ee xarun KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku…
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hanaanka dowladda hoose ee Muqdisho ee ku aadan sameynta waraaqaha aqoonsiga ama cadeynta dhalashada muwaadinka. Sii…
Ku-dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in ka abadan 20 kalena way ku dhawacmeen dagaal dhex-maray laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deeganada Towfiiq iyo…
Muqdisho — Kooxda xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa sheegtay in kooxda ISIS ama Daacish ee Soomaaliya ay la soo baxday saameyn dhaqaale oo muhiim u…
Washington — Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa iftiimiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee Mareykanku ka wado Geeska…
Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in magaalooyinka Gobolka qaarkood laga dareemay dhaqd-haqaayo ay sameynayaan ciidamada Ethiopia. Sii akhri
Jabuuti ayaa mar kale Isniintii sheegtay inay u yaboohdayAddis Ababa heshiis deked wadaag, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka dhex aloosan dalalka…









