Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo dagaalka…
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ayiday xukunkii dilka ahaa ee horey ay Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan racfaanka ay ugu rideen Sayid Cali Macallin…
Turkey ayaa qorsheyneysa inay si kala gaar ah ula kulanto Soomaaliya iyo Itoobiya, taasi oo qeyb ka ah dadaallada ay ku xalineyso muranka u dhaxeeya…
Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.…
Maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlaha duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ka baxa garoonka ay caadi ku soo laabteen, kadib marki ay…
Madrid — Waxaa xalay furmay tartanka xiisaha leh ee dhinaca kubadda cagta ee kooxaha horyaallada Yurub ee loo yaqaanno Uefa Champions League. Tartanka ayaa xilli ciyaareedkaan…
Maareeyaha guud ee hay’adda duulista Soomaaliya Axmed Macallin ayaa u sheegay VOA in aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid duulimaadyada diyaaradaha ee aadi…
Sii akhri
Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada Ankara. Sii akhri










