Madaxweyne Ku- xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka horumarinta Garsoorka Puntland . Kulanka ayaa warbixino faahfaahsan looga dhegaystay Maxkamadda sare,…
Xidlhibaanada labada aqal ee barlamaanka Somalia ayaa maalinimada Arbacada ah 25-ta Febraayo 2026 yeelanaya fadhi ay kaga doodayaan waxka beddelka cutubyo katirsan dastuurka kumeel gaarka…
Xukuumadda Federalka ah ee Somalia ayaa ku eedaysay xubnaha golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed inay ka dambeeyeen fashilka ku yimid shirkii arrimaha doorashooyinka ee dhawaan ka dhacay…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga labada…
Dalalka Somalia iyo Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (Memorandum of Understanding – MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinaca gaashaandhigga iyo milatariga. Heshiiskan oo ay…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go’aanka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee…
Dowladda Indonesia ayaa si cad u adkaysay taageerada ay u hayso madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wadajirka qaran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ka dib tallaabadii ay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga. Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal Hayal, waxaana ka…
Dooxa(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa ee lagaga arrinsanayo…





