Press "Enter" to skip to content

Carwada Buugaagta Muqdisho oo lasoo geba-gebeeyey

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo geba-gebeeyay Carwada Buugaagta Muqdisho oo seddexdii maalin ee ugu dembeysay ka socotay caasimadda Soomaaliya.

 

Waxaa carwadan lagu soo bandhigay doodo cilmi ah iyo buugaag kala duwan. Carwadaan ayaa ah mid sanadle ah.

 

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan soo diray.

 

Comments are closed.