Bannaabax ay soo qaban-qaabiyeen mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagaga soo horjeeday is-afgaradkii ay 1-dii bishan magaalada Addis Ababa ku gaareen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Banaanbax ka dhan ah is-afgaradkii Somaliland iyo Itoobiya oo ka dhacay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.