Duqayn ayaa ka dhacday magaalada Jilib ee ay gacanta ku hayaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab, sidaasi waxaa tebiyey warbaahinta dawladda federaalka Soomaaliya. Sii akhri
Ugu yaraan afar ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ee qaabilsan amniga magaalada Muqdisho ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay nawaaxiga degmada Dayniile. Sii akhri
Safiirkii Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya Saalim Macow Xaaji ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay qoraal uu soo saaray saacadihii hore ee maanta. Hadalkaasi waxaa…
Shir wadatashi ah oo ay leeyihiin wasaaradaha diinta iyo awaaafta ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee caasimadda ku-meelgaarka…
Maxkamadda militariga ee Soomaaliya ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday xubno ka tirsan ciidamada amniga dawladda oo ku lug lahaa iska horimaad…
Dallada Naafada Puntland ee gobolka Bari gaar ahaan degmada Boosaaso, ayaa ka cabanaya inaysan ka mid noqon xubnaha urur siyaasadeedyada ay u xusheen in ku…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo shuruucda iyo habraacyada kala duwan ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Sii akhri
Waxaa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee barakacayaasha ku nool duleedka woqooyi ee magaalada Kismaayo, iyada oo ay hooseeyaan adeegyada bulsho, gaar ahaan adeegyada caafimaadka oo…
Dawladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay dalka ka cayrisay laba nin oo u kala dhashay Jarmalka iyo Poland, kuwaas oo lagu kala magacabo Jocek Jozef…
Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa halgalnka siyaasadda ee Haweenka Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiya Xaaji…










