Muqdisho.SONNA…Degmada Gubadleey ayaa xalay tartan cilmiyeedka warbaahinta qaranka ka reebtay degmada Cabdi Casiis,halka Degmada Kaaraan ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Daayniile. Degmada Gubadleey ayaa heshay…
Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee uu meel mariyey Baarlamaanka…
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta deegaanka Masaale ee Gobalka Shabeellada dhaxe.…
Muqdisho.SONNA…Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka oo loo qaadayo tababar xagga dibadda ah ayaa ka waramay…
Geneva.SONNA…Khadra Mohamed Dualle, Safiirka ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Geneva ee Qaramada Midoobay ee, ayaa muujisay sida ay Soomaaliya uga go’an…
Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa si habsami leh uga bilaabatay maanta diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taas oo ay wadaan masuuliyiinta Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.…
New York.SONNA……Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa mar kale khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo qeyb…
Muqdisho (SONNA): Degmada Wanlaweyn oo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay…
Jabuuti- SONNA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee…
Muqdisho- SONNA- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wadaagtay dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska Nootaayooyinka si sharci ah uga diiwaangashan…

