Muqdisho.SONNA…Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Qatar, Sheekh…
Muqdisho-SONNA- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka West Virginia ee ddalka Mareeykanka …
Muqdisho (SONNA): Degmada Buulo-Burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga afar dhamaadka ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay…
MUQDISHO-SONNA-Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West Virginia ee dalka Maraykanka ayaa kala saxiixday Heshiis Isfaham (MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada sahminta,…
Geneva-SONNA-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland ku shir guddoomisay kulan ay Soomaaliya soo…
Cutibyo katiran Ciidanka Gorgor ayaa howlo biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas badan oo ku dhaqan deegaanka Maraay-Suuleey oo kamid ah Gobolka Gaalgaduud. Howlahaan biyo…
Muqdisho.SONNA….Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka ee…
Muqdisho.SONNA…Mas;uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha ee saameeya aragga. Munaasabaddaan waxaa…
Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee uu meel mariyey Baarlamaanka…
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta deegaanka Masaale ee Gobalka Shabeellada dhaxe.…

